Hadal heyn ka dhalatay kulankii Shiikh Aadan Madoobe la qaatay Saraakiisha ciidamada

Hadal heyn xooggan ayaa ka dhalatay kulankii galabta dhexmaray Gudoomiyaha golaha shacabka iyo saraakiisha laamaha amaanka ka dib markii lagu arkay kulankaas Yaasiin Farey oo ahaa taliyaha KMG ah ee NISA. Yaasiin Farey oo ku soo baxay kursi doorashadiisu muran dhalisay ayaa maalmo ka hor loo dhaariyey Xildhibaan ka tirsan baarlamanka Somalia, isagoo ka  codeeyey … Continue reading Hadal heyn ka dhalatay kulankii Shiikh Aadan Madoobe la qaatay Saraakiisha ciidamada